VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allahayow - Lyrics

jirku wuxuu dubaaxshaa damqadaa halbawluhu xididadu darooraan ama dhiiga daadshaan afku hadalka daayaa dibnihiisa haystaa doqonkaa nasiib lihi marka ay ku dooxdee birta kaala daashee kugu cel celiso daabkee waxayse doodi furan tahay ruux kuu darnaan jiray marka aad ku digatee xaqu kuu duleeyee alahayow nin daacada alahayow nin daalin deeqdaada hawada siin deeqaay wanaageey dawo caafimaadeey hantidii dadkaygaay dhaxalkii dirkaygaay dhaxantiyo daruuraha dadab laga galaayeey dayaxiyo cadceedeey dadka lagu hirtaayeey duco qabe ka xeeldheer dabarkiyo mareegtee digo rogoshadaadana degdeg laygu keenayoo aniguba daraadaa wanba soo dabaashee bal dayay ayaamuhu isku darajo maahee
Queue is empty
-- / --