Tii oon ku toosayaa
Tahayee igu talaalane
Tii oon ku toosayaa
Tahayee igu talaalane

Tiirkii jacaylka ila taag
Isoo taakuli
Tiirkii jacaylka ila taag
Isoo taakuli

Hisooradaan tilmaansadaa
Hisooradaan tilmaansadaa
Tahayee kaama tagee
Adi leen ku tabaa
Tahayee kaama tagee
Adi leen ku tabaa

Tamandheer midii ku tashtee
Ila soo talaabo qaadayee
Tamandheer midii ku tashtee
Ila soo talaabo qaadayee
Tawaabkeyga weeye
Ani teyda ii yeelayee
Tawaabkeyga weeye
Ani teyda ii yeelayee

Hisooradaan tilmaansadaa
Hisooradaan tilmaansadaa
Tahayee kaama tagee
Adi leen ku tabaa
Tahayee kaama tagee
Adi leen ku tabaa

Dhaktar maa wax iga taraayee
Dutfaada aan ku taam noqdee
Dhaktar maa wax iga taraayee
Dutfaada aan ku taam noqdee
Taariikhda oo na dhex taal
Wax dhimaayaa maalinee
Taariikhda oo na dhex taal
Wax dhimaayaa maalinee

Hisooradaan tilmaansadaa
Hisooradaan tilmaansadaa
Tahayee kaama tagee
Adi leen ku tabaa
Tahayee kaama tagee
Adi leen ku tabaa
2x

Exit mobile version