VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumoy jaceylkani - Lyrics

faadumooy jaceylkani waa fiid baxaayoo fidfidaaya feeraha sida ruux la falaytbaa fiidkii habeenimo kaligey fakhaayaa waakan igu fogaadee oofiyoo mideydii kama foga agtaadee waanagoo furaashiyo farxad aan wadaagnee maryana xambaartoo hanad daadaheysaa faadumoy jaceylkani waa mid iga fac weynoo faalo dheer ubaahane
Queue is empty
-- / --