VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daacad - Lyrics

midaan daacad u noqdoo iyaduna i dilaysoo dawbtaan idhaahdaba ii diir naxaynoo nacab igu diraayaa dalka wax kugula nool hablo dahab la moodoo daa uus sidiisaa dayaxa iftiiman ka doortay kaligaa ina lakala dalaan dal doqoniimo weeye waxaan isla dul joognaaye midan dagan moodo dabayl caafimadiyo dawadaydii moodaa ilayn dacar qadhaadh iyo dibaaqay isiisey
Queue is empty
-- / --