samadiyo carshiga sare uunka
sadki layga qorayee dumarka
sawjad laya dhigayee baby
sikin kii qudha waxad igu sameyso
sahan kale mayeeshee suusan
waankuu samrayee suusan
sida sagalka roobkoo dhibaca
cawdiyo saraar dhigi suusan
ramaskuna sinaha kuu gaadhin
sidii loogu xidho suusan
sadri kugu farxaye suusan
saacadu way badan tahee hedhe
miyaan daqiiqad ilbidhiqsi
sinaba kaaga maarmaya suusan
sidaaan ku maqnaan karaa suusan

Exit mobile version