marwadan dumar ugu jeclahay miduu illaahay isiiyay
haheey miirkiyo aqoonta iftiineey maankaad dawaysa
maamuus iyo maamulka reerka hanaankiyo hadalka macan
ilmahay ku ababisayoo midaan lagu gaadhinbaad tehe
adaa iimaansaalaxa mawle ku siiyee meherkeeniiban
kuu mahad naqaa marwadaydiiyeey magacaa ha jiro
marwadaan ka milkiyay haween midu illaahay isiiyay
miqaam iyo muuq sare aduu eebahay ku siiyay
macaan sida malab shini haween mida ugu mudnayd
inaad tahay miski u dhalay miyaan kaa maarmayaa

Exit mobile version