VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilo jano bk - Lyrics

sidii xuurancayn xaqiiqada midii xubintii kastaba qurux lagu xardhee loo xambaarshaye aa xaarbeegti weeyi xiska garashadiyo xigmad geesi lahoo aa xubintiisa hadal xaraf sseginoo xishoodiyo midii xad asluubta wacan ku xayn daabane xaragada asturan ku xijaabane ugabay xildhibaan ragoo xaaja goyn kara xaawalayda dumar xaqa leeyihiin iyo kaa sharaf xeeriye aan xili kastaba aan xili kastaba alle ku xamdine ku xalaashade maad xilo janoo xaaskaygii noqo aan xili kastaba alle ku xamdine is xalaashane xabiiba jecliyo xaajigayga noqo
Queue is empty
-- / --