VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagmo kaban - Lyrics

Inkastooy i deeqdoo Degtay maanka oo idiil Dandna ii tahay anii Dugsiinaan wadaagnaa Intaan dunida noolahayee Waxse laygu dawgalay Qaar igu diraayoo Deris la iiga dhigay anii Haddumin caashaqii dorraad Tisqaadyee doorwacani ahaa Haddagin ruux ku aaminoo Dadkana adii kuugu jecel Jacaylkii degmooy Wadnaha dacalkiisa degay Inuu dugsi kaa dhigtoo Daryeeshuu rabaaye Walaal ila daadaheee Dalxiis anigaa ku geeyn Deegaan kula jecel adigaa Ubax laguu daawadee Hodaneey Haddumin caashaqii dorraad Tisqaadee doorwacanaa Haddagin ruux ku aaminoo Dadkana adi kuugu jecel
Queue is empty
-- / --