madfacu xaal male miyaa
marasta barakici
madaxnimo ninkii rabaa
inuu maatada laaya

miskiin xaqa male
muqdisho duur
magc aanad lahayn iyo
midnimo qaran ma rabto

maqaana jooge inaadtahay
soomaalay ma aadsan tahay
macaankii dawlad nimo
maqaam kaad lahayd
inuu magacaaga lumay
miyaanad ogayn midaa

mashaqiyo masiibo
dhiig miirad mudnaanta sii
bal maxaa iga galay iyo
muslim ha u tudhin

maslaxo ma rabtaan
maskaxdaa ma shaqayso
meel la isku raaciyo
maamul dawladeed

Exit mobile version