muniireey mutaasay
muuqaal qurxoonay
hadalka macaaneey
mar la arag aduunkee
marwadii aduunkee
muumin sheekh uudhalaay
kaama maarmee kaara
maskaxdiyo qalbiga iyo
muniiraay meelbaad
muxubada kalgacalka
muraaney aan kuuqabo
ma hilmaamo karaayee
mayrunaadka dumarka
midan kugu matali karo
maba joogto dunidee
kaama maarmee kaalayoo
maskaxdiyo qalbiga iyo
muniiraay melbad igaga taalaa
abaayo meelbad igaga taalaa

Exit mobile version