Heesta Isoo lagad jacaylkii cover - Lyrics
Isoo lagad jacaylkii
Waxaan laabta ku hayaba
Laana lumay habeenadan
Aniguba lurkiisii
2x
Laan jeeni aan qabo
Iyo laqanka hadimada
Hawsha aan u laylyamay
Ruuxladani moogee
Wuxuu liidku moodaa
Inaan ledo habeenkii
2x
I lu,goo kalgacalkii
Waxaan laba dibleeyaba
Inan ladi habeenadan
Laydhiyo daruurtee
2x
Eeg eeg adkaanee
Ee aan waayo laasimay
Hawsha aan u laylyamay
Ruuxladani moogee
Wuxuu liidku moodaa
Inaan ledo habeenkii
2x