VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa iga dardaaran - Lyrics

inta ay dantaydiyo noloshaydu diiq tahay ama uu dayacanyahay ee aabahay darxumo qabo naftaydaay ha daalin dugsigiyo tacliintana hadayninin qaarkaa wixii dilay ha doonin waa iga dardaarane ayuu damacu kuu gayn waxaan kugu dagaalaa ama kugu dirqinayaa ee dabaca uurkiyo dabcaloosha iga shiday waa darajadaadee raaxadaada dunidee hadiidin qaarkaa wixii dilay hadoonin waa iga dardaarane ayuu damacu kuu gayn duni laga caraabiyo gabal sii dumaayiyo dayax dhacay inay tahay dada maanta joogtaa doqoni waa magaratee adigoo udayme le digtoonow qayrkaa wixii dilay ha doonin waa iga dardaarane ayuu damacu kuu gayn
Queue is empty
-- / --