damqashada xusuutaa uugu daran diifna kugu reebta
kamadaashidoo daana waa kala dayowdaanee
qalbigoo dalooshamay sidee ugu helaa dawoo
raja maanku daajinyayoo doonti nacab raacday
naf dayacan darteedoo marnana diidmo garaneeynin
sida ugu dardaraa ka durug dacarta kuu laaqan
majiraa digtoor iyo wadaad helay dabiibkiisa
majiraan durban iyo isaar lagu dayo ha gaadho
majirtaa si aan uga dago dunidadan iilaaban
farxadii dareenkeeygu xaday ee i wada deeysay
dihaalkan igu meereesan ee daalkan igu rebay
side uga daboola wadnahan duuga noqonaaya
dookheeyga aan doorran karin dumar dhigeed unka
hanka caashaqi dooriyee digasho hiil mooday
seen hano qof kuu daacadoo ugu dhahaa diinlee

Exit mobile version