VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma jiraa - Lyrics

damqashada xusuutaa uugu daran diifna kugu reebta kamadaashidoo daana waa kala dayowdaanee qalbigoo dalooshamay sidee ugu helaa dawoo raja maanku daajinyayoo doonti nacab raacday naf dayacan darteedoo marnana diidmo garaneeynin sida ugu dardaraa ka durug dacarta kuu laaqan majiraa digtoor iyo wadaad helay dabiibkiisa majiraan durban iyo isaar lagu dayo ha gaadho majirtaa si aan uga dago dunidadan iilaaban farxadii dareenkeeygu xaday ee i wada deeysay dihaalkan igu meereesan ee daalkan igu rebay side uga daboola wadnahan duuga noqonaaya dookheeyga aan doorran karin dumar dhigeed unka hanka caashaqi dooriyee digasho hiil mooday seen hano qof kuu daacadoo ugu dhahaa diinlee
Queue is empty
-- / --