VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees aroos - Lyrics

Jacayl uurka iyo oogada Jiraa waaka ugu udgoon Aduunyada hadoo c/lahi Baa helay xaaliyoo aroos Koodii dhacay x2 Gabadh uu asluub eebe Siiyayoo hooyo ababiso Akhlaaq lagu korshoo Quruxdana intaa usii Dheer tahaa c/lahiyow Heshay ee ka eeg murug Iyo xumaan ayay ooyin Abid ilinteedu quban X2 Isku waara oo iska Jira namiin idin kala Diloo anfacada kacuna Cishqi lagu nastoo kuwo Diinta jecel eebe idinsii Anaguna ducada waan Idiin hurnee aamin Rabow u ajiib rabow X2 Nolol aayo lihi waxay Oon tirtaa naf naftii u Roon u adeegaysee Waad is aamin teen C/laahi xaaliyay daga X2 Waa inan suldaan waa Dhal owliyee oon lagu Aqoon kibir iyo isqaad Abtirsiinta guud waa Ehel ku jecel umaqalanto Eray aan amaan ahayn Oo waa asturan aabahed Dhisee arxam keeda dhowr X2 Isku waara oo iska Jira namiin idin kala Diloo anfacada kacuna Cishqi lagu nastoo kuwo Diinta jecel eebe idinsii Anaguna ducada waan Idiin hurnee aamin Rabow u ajiib rabow X2
Queue is empty
-- / --