VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

hablaha dheemanka ee hanaanka wacnaa quruxda hodanka ee hilaawooyee hidiyo dhaqanku hugoodu yahee RABOW hadimiyo ka dhawr halisee RABOW u hibee mustaqbal hoodo le RABOW hibashada xurmo ka helaan RABOW u hagaaji hoygay dhisaan RABOW himilada guur ay ka hantaan haraad kay tiraan hablaheenu haldoorbay yihiin hablaheenu waa wada haldhaa hablaheenu waa wada hormuud hablaheenu hadhac iyo qiimo wayn hablaheenu RABOW noo daa hablaheena hablaha dahabkee heemaalka qurxoon ninkii hanan kara hogaan u noqdoo nolosha la hayoo nafta u huree RABOW huqiyo hantaaqo ka dhawr RABOW hadafkood habeen ha heleen RABOW lagu hidhay halkay joogaan RABOW lagu himay halkay ka hadlaan RABOW hooskooda jacayl lagu hantaa
Queue is empty
-- / --