VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla dhowrsanaa - Lyrics

Amal dhaqankiyo dheeha muuqiyo Hablo dheertoo dheeman weeyo Dhigeed dumarkaa qol ka dheehdee Dhaaftay dhaaftee laalalaa Dhaldhalaaliyo qurux dheeli tiran Akhlaaq dhiganiyo xishood dheeryay Dhinac qudha aan dhantaalnayn Oo dhamaysa dhabtii weeyaan Ala ala ala dhawrsanaa ala dhalaalsanaa Dhaban quruxsanaa dhaldhalaalsanaa Oo dhamaysanaaa Asal dhaladiyo dheefsan weeyoo Dhabeel ugubiyo dhal gob weeyee Dheeman dahabiyo dhal gob weeyee Mid la dheehdoo dhawrsan weeyee Mid dhamaysoo dhisan weeyee Mid dhigeedba loo dhigaynoo Oo dhamaanba dheefsan weeyee
Queue is empty
-- / --