VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta hees maka 4 mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maki Xaaji Banaadir
hees maka 4

joogi waaye an waa joogi joogi waaye an waa jiifsan waaye jowhar luulay an waa jiifsan waaye hadaad joogi waysay oodla jiifsan waysay x2

jacayl baa ihaya looma joogee wax baa ijiidanaaya ar hoy maadka joogtid x2

hadaan ka joogi waayo anaa jiifsan doonee hadhowta yaa ijoojin hadhowta yaa ku joojin

joogi waaye an waa joogi joogi waaye an waa jiifsan waaye jowhar luulay an waa jiifsan waaye xaad la joogi waysay oodla jiifsan waysay x2

abaay jamiilo aaway jiday udhooftay jawaaska yaa ugooyay jawaabta looma joogee x2

hadaan ka joogi waayo anaa jiifsan doonee hadhowta yaa ijoojin hadhowta yaa ku joojin x2

joogi waaye an waa joogi joogi waaye an waa jiifsan waaye jowhar luulay an waa jiifsan waaye xaad la joogi waysay oodla jiifsan waysay x2

jacayl baa ihaya looma joogee wax baa ijiidanaaya ar hoy maadka joogtid x2

abaay jamiilo aaway jiday udhooftay jawaaska yaa ugooyay jawaabta looma joogee x2

jacayl baa ihaya looma joogee wax baa ijiidanaaya ar hoy maadka joogtid x2

hadaan ka joogi waayo anaa jiifsan doonee hadhowta yaa ijoojin hadhowta yaa ku joojin x2

codkii Maki Xaaji Banaadir