VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa Cudur Jaceylkuye - Lyrics

waa cudur jacaylkuye waa culay iblays aan dadka laga cidaadine cantar bina shadaadiyo cilmi siduu u galayee uu qays cidlada dhigay markuu culimadii dilay inuu dumarka ciijo cidhibtooda wada tiray kuu cadeeyay aniguye miyaad caawa moogtahay cid magalaha caydhiyo cawsha iyo ugaadhiyo geeloo cararoo caymaday dhul carancar badaneey ceeraarta gucundhadu cirir kulul ku celiyeen carcaraaf inaan maray canaan ciiladeed jarid aawadaa cadibanahay kuu cadeeyay aniguye miyaadd caawa moogtahay caalyahanka dunidaa cidi kuma ciwaartee hadii uu cuskado mawd nabsibaa waa cawaanoo waa col iyo gulufoo cidlo kuma dhaxaayee ceeryaan sideedii inuu cudurku kuu dhimay cimrigaaga yaasiray kuu cadeeyay aniguye miyaad caawa moogtahay waa cudur jacaylku waa culay iblays aa weelka laga cidaadine cantar bina shadaadiyo cilmi siduu u galayee uu qays cidlada dhigay markuu culimadii dilay inuu dumarka ciijo cidhibtooda wada tiray kuu cadeeyay aniguye miyaad caawa moogtahay
Queue is empty
-- / --