wakhti anunagnee
kiifaaxisa galnee
soomaalaaybkuligaa
kulmiyaa lasudhee
kadabaa dhaha ee
korodhsi ma helno
kaalinteenii galnee
soomaalaay kuligaa
kulmiyaa la sudhee
kadabaa dhaha ee
gaajadii kululiyoo
kululkii ka kacnee
soomaalaay kuligaa
kulmigaa la sudhee
kadabaa dhaha eee
kunfacii lacadaab
kufrigii erinee
soomaalaay kuligaa
kulmiyaa la suhee
kadabaa dhaha ee

Exit mobile version