VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamaanaha is doortay - Lyrics

Lamaanaha is jecelee Laaasimay kalgacalkee Suloogay caashaqa Intee luma intee ladan Inteebuu la helay laad Ama laydha seegoo Aakhiro ukoray laan Lama tirin karaayee Hadii uu ku luray iyo Hadii uu ku lulayaba Lahelyoo lawaayaba Waa aduun liskiisoo Calaf lagama baaqsado Aniguna lahashada Midkaan laabta ku hayaa Waluul qarsooniyo Dheemaniyo lacagee Anoon daahir loof arag miyaan ladi karaayaa Lamaanaha is doortee Kal laxiibayeeshee Isujecel kaliyo laab Imisaa lugo'ayoo lahwiyo dhibaatiyo Leeleel ku suganoo Xarko lagu hogaanshaa Ama lahanka caashaqu Inta uu kulaba kacay Laba aan lakala xigin Intuu liiday waayuhu Midba meel ku looloo Aduunyada kukala lumay Aniguna lahashada Midaan laabta ku hayaa Waa luul qarsooniyo Dheemaniyo lacagee Layla aniga oon arag Miyaan ladi karaayaa
Queue is empty
-- / --