VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Casharada jacayl - Lyrics

anoo curdin waliyahoo badaha cashaqa dhex galin ragana cayntiisa badan haasaawaha kula cawayn adaa casharada jacayl calool sami ii baroo nafaad calmatood heshana cidlada wehel uga noqdoo cisi iyo sharaf igu dhaqee ALLIHII ii kaa calfaan kunjeer uga mahad ceshaa sidii cosob meel lahoo cagaariyo doog ku yaal ayaan curadkaan rabow indhuhu kaa caajisayn anoo cindigayga iyo calooshaba guur ku xidhin ragana cod la yeelanoo agtoodaba agtoodaba sidii cawsha uga dida adaa sida caano geel kalsoonida ii cugoo dareenka igula caboo naftaydana caafiyoo cidnaba kula simi maayee ALLIHII ii kaa calafaan kun jeer mahad uga ceshaa
Queue is empty
-- / --