Daqriga tii daway
Saay adigay dam
Qaayee x2

Kuma dayn karaaye
Xageen kaa dayaa
X2

Deeqaay damac
Wanaagey xageen
Kaa dayaa x2

Dadkoo seexday
Duhuroo dayaxaa
Eegay dunidee x2

Kuma dayn karayee
Xageen kaa dayaa
Deeqaay damac
Wanaageey xageen
Dayaa x2

Exit mobile version