sida hooyo ubadkeeda
uur iyo ku qaad dhabarka
oohin iyo u diid silica
anshax iyo wanaag barida
aayaha u koritaanka
ayad uga eegtay samirka
sida hooyo ubadkeeda
uur iyo ku qaad dhabarka
oohin iyo u diid silica
anshax iyo wanaag barida
aayaha u koritaanka
ayad uga eegtay samirka
eed male naftaydani
haday ku ogolaatee
eed male naftaydani
haday ku ogolaatee
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
sida gaaf arooskiisa
alalaaska maarkeena
galbiskiyo arooskooda
ayaad uga eegtay sharafta
sida gaaf arooskiisa
alalaaska maarkeena
galbiskiyo arooskooda
ayaad uga eegtay sharafta
eed male naftaydani
haday ku ogolaatee
eed male naftaydani
haday ku ogolaatee
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
sida ubaxa iyo dooga
ama uduga reexaanta
ayaad inanyahaw adigu
istareex naftu u tahaye
sida ubaxa iyo dooga
ama uduga reexaanta
ayaad inanyahaw adigu
istareex naftu u tahaye
haday ku ogolaatee
eed male naftaydani
haday ku ogolaatee
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
sida ololka nuurkiisa
ama dayax ilayskiisa
ayaad ina abtaay muuqa
iyo uga eegtay quruxda
sida ololka nuurkiisa
ama dayax ilayskiisa
ayaad ina abtaay muuqa
iyo uga eegtay quruxda
haday ku ogolaatee
eed male naftaydani
haday ku ogolaatee
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa
waa amaanta inaad u qalantaa