qalbigayga hoo haysoo
daryeel ana waan hubaa
inaan heli karee kaaga iihibee
waxaad heli taqaan hadalada
cishqigaa hiil waxaad u tahay
ruux kuu hanweyn oo ku haybin jiray
dadaalkaan huriyo hamigaygiiyoow
is heleen arkaa hoodio nasiib
is hareer socdo halkii aanla rabay
ku hagaagiyo hir galaan arkaa
iska daa hantiye heedigaygiiyoow
xubnaha inaan kuu huraahadeey
tahay muhiim kaama haysan karo
haween kaygiiyoo heegooy waxay
ka hinaasayaan heemaalka iyoo
muuqaaga hiraa

Exit mobile version