VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigayga hoo - Lyrics

qalbigayga hoo haysoo daryeel ana waan hubaa inaan heli karee kaaga iihibee waxaad heli taqaan hadalada cishqigaa hiil waxaad u tahay ruux kuu hanweyn oo ku haybin jiray dadaalkaan huriyo hamigaygiiyoow is heleen arkaa hoodio nasiib is hareer socdo halkii aanla rabay ku hagaagiyo hir galaan arkaa iska daa hantiye heedigaygiiyoow xubnaha inaan kuu huraahadeey tahay muhiim kaama haysan karo haween kaygiiyoo heegooy waxay ka hinaasayaan heemaalka iyoo muuqaaga hiraa
Queue is empty
-- / --