Hanaan kaa illaah kusiiyay
Habsami socodkaad dhaqaaqday
Hanqaad kaaga waa idilay
Hamuun waan kuuqabaa
Qalbiga waan kugu hayaa
Hadaydu waxay kuraacday
Habayn khayr lagu ducaystay

Inkastoo wali hibasho reemo
Ama aan saqdashexe hurdada
Hirtaanyo laseexan waay
Hortayda markaad timaade
Ee aad ilahadal tiraahdo
Haasaawaha ii bilawdo
Hafeeftii nabarkaa idayso
Halkii ibugtaa bogsootee

Lyrics by foosi

Exit mobile version