dookh iyo naftaydaa
isku daalay gacalooy
docdaad iga jirtaabay
ee du idu joogtaa
danta iyo nasiiibkaa
kala durugsan mooye
dadaal iima laabnee
dadaal iima laabnee
wakhtigaa isdiidan
damigayga xubi dagay
dibna uga laaban waayey
doqontii nasiiblaaa
durmo erey madeysee
jirkiyo lafuhuu diirkuu
caashaqu waa ladaris
wixii daahaa daweee
dar alle ha fududaan
dar allee ha fududaan

da du way sii durkaysaa
dayrtii timaadee
goormaynu diganaayoo
dadab galkeenu noqon
deeqahaa ilaahbaa
ninkudoono siiyee
kuma dayn karaayee
dulqaad yeelo waligaa
kuma dayn karaayee
dulqaad yeelo waligaa

Exit mobile version