Sahraay waan ku sugayoo wan ku samrayo
Wixii aad saluugtana wan kaa sikinaye
Adna ii saxnawo ha isaarin dumaha
Ilayn waan sal gaadhnee iikaalay saakaba

Ninkii saaray dhaayaha raraciyo dhabtadiyo
Siduu eebe kuu dhigay inuu salalo waa gare
Waa waxan la sarakoco saqda dhexe habenki

Exit mobile version