Naf jacayl haayaa ma hargashoo
Hurdo way nacdaa ma hiigsatee

Naxli baa heloo naanaabiyee
Nasrigeeda doon haba nurtee

Nidar baa galow adaa Nagmaay
Nagmaay Nagmaay Nolashaydiyee adaa Nagmaay

Ku naawaliyoow kugu nastee
Nastee nastee Nolashaydiyee kugu nastee

Naruur caashaqee neecaaw dadaa
Naso deeq adaa nacabkeena siiyee

Naf jacayl haayo ??
Mise waydoow ku naawil baa
Niyada iyo qalbiga noolaha dhamaan
Adigaa u nimco ahee naxriista siiy nurkeeygiyee

Nidar baa galow adaa Nagmaay
Nagmaay Nagmaay Nolashaydiyee adaa Nagmaay

Ku naawaliyoow kugu nastee
Nastee nastee Nolashaydiyee kugu nastee

Naruur caashaqee neecaaw dadaa
Naso deeq adaa nacabkeena siiyee

Exit mobile version