in jacayl dhab iga yahay
aadna iig dheertay
la aanta dhib ii tahay
waa waxan la dhubtee

dartaa aan u diidee
hurdo uga dhaqaaqee
soo dhawoow kalgacaley
marna ha iga dheeraan
dhinacaaga igu qaboo
aan ku dheehdo waligaa

inaad qurux u dhalatoo
hablahaa wax dheertay
soomalaad ka dhalatoo
dhiigaygiibaad tehee

Exit mobile version