VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garo jacaylka - Lyrics

garo jacaylkan huuno adaa i galiyee hee dheh naftan ku goobaysa haku gacan saydhin nabsigu ma gaboobo marbuu ku gaadayaa kaalay garabkayga gacan isii maanta goortii aynu kulanay googooska sheekada dheh saw ma garanaysid qosol ka gabax siisay xiisihii galay macaan wali ma uu guurin goobtan imo heedhe hawsha ila giiji garo jacaylkan wiiloow adaa i galiyee heedhe naftan ku goobaysa haku gacan saydhin geedaha oo ubaxleh xareed dhulka godala farxad la goohayno galbis aroos heedhe guusha inaan gaadho gar baan u leeyahay ha iga yar gaabin libin intaan gaadho garoo jacaylkaan adaa i galiyee naftan ku goobaysa haku gacan saydhin
Queue is empty
-- / --