VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qiso timid - Lyrics

qiso timid marbad igu qoomamoon qadar dhacay marbaad qancisaa niyada ma adoon wax qabinbaad laguu qoonsadaa arimahan qafine qalbigani ixidhxidhay hadii aan qiroo qor waxa i helay mana qarin kare qisadii waramoo wacad kugu qaldani qosol iyo walibaa waa la qaataybaa qaali odhan lahaa yarkaa qaabilee rag ka qaataybaa wacadkii quboo jacaylkii qawaday qalbi jabi markiiuu dib u qoonsadoo arimahan qafilan qalbigani xidhxidhan
Queue is empty
-- / --