Ilaahbaa qiimo siiyo
Quraankiisuu ku sheegoo
Anigu qurux waan jeclahay
2x

Qalbigu wuu ku doonayaayoo
Indhuhu wey qaabilaan
Naftaydaa naftaydaa qaayibtoo
2x

Qisada nabi yuusufbaan
Ka soo qaatoo barkey anigu
Qurux waan jeclahay
2x

Su,aal ruuxii qabaa
Bal eeg hada eeg eeg
Quruxdii moodaya xaaraan
Su,aal ruuxii qabaa
Bal dhowr hada dhowr dhowr
Qaldani og nafalaha

Hardoofaha aadmigiyo
Hardoofaha aadmigiyo
Anigu qadaf gali necbahay
Waxaan jecelahay qumaneey
2x

Runtaan qiimaynayaayo
Qawlkaygaan ilaaliyaa
Inuu samirku qaali yahaybaan
Quluubta u sheegayaa
Quluubta u sheegayaa
2x

Su,aal ruuxii qabaa
Bal dhowr hada dhowr dhowr
Qaldani og nafalaha
Su,aal ruuxii qabaa
Bal eeg hada eeg eeg
Qaldani og nafalaha
Su,aal ruuxii qabaa

Exit mobile version