VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saw matihid - Lyrics

Ii ogow inaad tahay badhkaygii Ii ogow Ii adkee nafta kugu amaanee ii adkee Waa aniga awgaa qofka u nool Waa aniga dhaar ku maray Inaan kuu dhintaabaan dhaar ku maray 2× Sow ma tihid indhahayga nuurkoo Sow ma tihid Inta aad dad dheerahay sow ma tihid Sow ma tihid astaantii naftaydoow sow ma tihid Anigaba dhamaantay sow ma tihid 2× Soo dhawoow anigaad I leedahee soo dhawoow Ila abqaal ubixii jacaylkana ila abqaal Hoo gudoon unugyada naftaydoo hoo gudoon Hoo gudoon wadne oon dartaa qaba dartaa hoo gudoon 3×
Queue is empty
-- / --