VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fardowsa - Lyrics

dheeman waa fardawsoo waa dhigood u roonoo waa dhabeel qurxoonoo waa dhashii kismaayiyo wajeer dhinacyadeedee dhaxdin kay u noqotoow adna dhawra oo dhawr dhibna yay dareemine farxad dhaba u dhaxalsii ha u banaynin dhaxantoo u jecloow sidii dhaba oo dhabtaada saaroo waligeed dhinaanshiyo dheeliba u diidoo marna sidii dhalaankii dheelsii nafteedoo dhinac kaleba yay dayin
Queue is empty
-- / --