VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal sawiro - Lyrics

bal sawiro safaadkiyo dhibko oonka laga saaray bal sawiro dad wadaa saafiyoo saaran dunida bal sawiro jacalkii sanado oo saldhigay maanta bal sawiro intaad sugi jirno saaran gacan teenaa bal sawiro dhul seer ubaxa inagoo kusugan qaali bal sawiro hadyado la isla sido la isna siinaayo bal sawiro jawiga subax saxonka kaga dhigay soriyee bal sawiro gayaan farax samenayaa bal sawiro salaan iyoo galgacal la islo sarataago bal sawiro sidan jacaylnaho dunida sortoodaa bal sawiro siraadkii xubiga oo arliga saaqay bal sawiro dareen laba sidoon midi seegaynin
Queue is empty
-- / --