VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sad iyo guur - Lyrics

Nafta waxa sareediyo U ahaa sad iyo guul Sawirkaaga qudhoon Dhaayahayga saaree Ehel iyo sokeeyaba Sowtaan kaaga go'ay Sababtaada awgeed Isu seegnay inanyahay Nafta salaw ku beerte Inaad sahal ku dhaafto Saakaba ilawdaa Haday kula samaatay Samirbaan dugsanayaa Ehel iyo sokeeyaba Sowtaan kaaga go'ay Sababtaada awgeed Isu seegnay inanyahay
Queue is empty
-- / --