VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta marwo wacan may noqon - Lyrics

dhayal ha u malaynine maalintaynu kulanaan ma huraan naftaydiyo kugu sooray maankee amaantaada mooyee afku eray kaleba ma hayee midigtaydii caashaqaay mataanee kalgacalka aan midhihiisa guranee intaan mawtku ina helin inagoo mataane ah ma is mehersanaayoo marwo wacan ma ii noqon sida meel barwaaqo ah mir habeen ku da'ayoo manku ubaxa bixiyaad asma muuqoodi leedahee MAWLIHII ku uuma asma qurux kugu manaystoo dumarkaba dhamaantood naftu miday u muhataay mudan caashaqaygaa
Queue is empty
-- / --