VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ana dhuuxa ila gaadh - Lyrics

qabso jacayl dhabaa inoo dhaxeeyoo dharaartii timaadaba isu soo dhawaanee dhiigaan kuu badalayaa adna dhuuxa ila gaadhe sida dhayda caanaha u dhanee ha sii dayn sidaad iigu dhadhabtaan ana kuugu dhololaaye ana kuugu dhololaayee marna ha iiga dheeraan ma dhamaane caashaqaan dhidibkiisa taagnaa dharaartii la joogaba dhumucaysanaayee dheelaan kaa ilaashaa adna hadimo iga dhawre sida dheemaniyo luul dhaayaha ku daawada
Queue is empty
-- / --