Hurgumada jacayl halisbaan ehee ma ogtahay
Hawlaan khosayn dadka lama hor dhigee igada
Hamigayga badan riyadaad hurdada u hortagante
Hasha gudhan ninyohow haaneedgabte hungadeeda
Maal iga daa

Haraad badan cabaa deeqdee ma ogtahay
Hadal badan danbaa dhaantee iga daa
Mayadiyo haye is dhaama ma ogtahay
Haasaawaha dhagtaadiiday iga daa

Halbawlihii wadnaha dhiigbaa booray
Hamigaaga kacay dawo umahayee
Meel hoorabtaa hadalka halku dhagLo
Wax kama tartee ma ogtahay

Exit mobile version