VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeedaal cover - Lyrics

waxaad jeceshay lama helo naftaydaay wax ku jecelna diidayee ma ogtahay janada udug nimaan jidin usoo marin aayar lama dhex joojee hadaad jamato geed adag oonad hayn wax kuu jara jabin mayso gacantuye ha ku daalin jeedaal indho sooma jiitaan qalbi kaa janjeedha e lugta jeeni dhaaftaa naftaydaay way jabtaaye ma ogtay wabi soo jabsada iyo bada jawle ma ogtay cagta lama dhex joojee hadaad jamato cadawgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidaan
Queue is empty
-- / --