VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iskuma ogayn cover - Lyrics

waxaan uurka kaa jirin afka lagama sheegtoo afeef kuu horaysiyo adkaysinimo danbaytaa miduun lagu itaalaa afgobaadsi hadaliyo araar uu ka waynaa jacaylkaan abuurniyo axidgaynuu dhiganee mee ololaheenii iskumaan ogayn inaad oofin waydaa iskumaan ogayn inaad bixiso aayaha iskumaan ogayn inaad adhax i goysaa iilkiyo xabaasha ii horseedaa asaagay iga reebtaa istareexday maantoo adi kuu ahaatee waadigan aroosee bal aan eegno aayaha amaantaada guudiyo quruxdaada aadka ah ma adkayn karaayoo sidii ubaxa nuura wadnahaad abaartoo idilkood haweekaba adaan kaa hibaystoo qof la aaminaayoo caqli laan ku moodee
Queue is empty
-- / --