VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kunoolaw dareemahayga - Lyrics

guulastay mrkaan ku doortay daryeel badanbaad isiisay dibaad rajo iigu beertay dartaa noloshaan jeclaaday waxaad iidaartay laambad waxaad iinoqotay daacad waxaad ibartaa duruusoo dabeecada ii wanaagsan daqiiqad walba oo idhaafta jacalkiyo doonistaada dibaan ujidiidsadaaye ku nooloow dareemahayga intaad dacalkayga joogtay inaan dar alle kifaaxay dishaydaa laga gartaaye daa in abid haycidlaynin waxaad igu deeqday farxad waxaad iga dayrtay xaasid waxaad iidhisatay dawlad dalaan kaligay sareeyo
Queue is empty
-- / --