VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hataaban meega mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jeazy Boy
Hataaban meega

qaylo badan iyo buuq that is no nacfi ha ila dheelin koos samataag markaad aragto muuqayga kudhufo ala laas koos waxaan ka imaaday meel khaas salaan saar katag kursigayga soo baas hadii kale noloshaada waa khalaas dhibka badan baldaas hada soo gudub damacayga filo karbaash heesahaaga faas muusigaaga waa bilaash adaa isugu yeeray fanaan haku moodo balwaan waa balan inaan kugu xiro jawaan waryaa mirqaan bikoos waxa joogo waa xarfaan igama ahan faan waa la isku arkay geen geen agtayda mataalo been been ama biisi fanis kaygaa kula haray leen leen waxaan ku jirnaa farxad iyo reen reen ani ma bilaabin ha raab inaan kaa waalo waa balan waa balan waa balaniga

inaan kaa tumo saar noloshaada dhan ku soo qabto faar runtii ani ma ciyaaro khamaar waryaa sarkhaan jismigayga waxuu quuto waa xalaal sheekadadu waa falaag waryaa fartaag jaan jaan igadaa sheeko mirqaan hadii kale waxaan kaadhigi dhaan dhaan agtayda mataalo been been ama biisi fanis kaygaa kula haray leen leen waxaan ku jirnaa farxad iyo reen reen ani ma bilaabin ha raab inaan kaa waalo waa balan waa balan waa balaniga
haye hee haye soo soco wax badanaa kuu dhiman baaba yaa isgaarayba sagaale gaariga danbe danbe fur sxb iisoo bixi aakaha

codkii Jeazy Boy