ninkii quudki ka soon dheh
qalbiga adigaa la tagay dheh
jiifkii qaban wabaa sariir dheh
xusuus ka qaboobi baa dheh

qisuu mutay aan yarayn dheh
adaa ku qafilin xiskii dheh
markii buu kugu qarwaaye
hankad qabsatiyo naftii dheh
cidluu qaayibay dartaa dheh
qofkii arkaa wuu ka naxa dheh
intuusan qabriga gelin dheh
la qabo xubigoo daryeel dheh

yarkii qarnigani qasaq dheh
qiiraysan dareen jacayl dheh
u sheeg bakarbuu ku jiray dheh
marqudha ku himaami waa dheh

qandhaa haysiyo xanuun dheh
qiyaas male suu ahaa dheh
kashaad ku qornowde dheh

Exit mobile version