Sow hankayga maan galin
Kaafiya inaan helay
Aan hagar aqoonoo
Haween garasho dheeroo
Garasho dheeroo
Haween garasho dheeroo
Aqoontana ka hodonaa
2x

Dhismaheena hoygana
Iiga sii horaysoo
Daymada ku haginoo
Sii qaban hareeraha
Ku hagoogan dhibahanaa
Siday hawshu kaa tahay
2x

Hadii maal aduun maal aduun
Hanku kaaga raranyahay
Aan kaa haqabtiree
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Hooyo wacan inaad noqon
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Hooyo wacan inaad noqon
2x

Naftaydaay hungowdoo
Halkii aad rabtaad
Adigoo hilow qaba
Ayaa lagaa horjoogsaday
Lagaa horjoogsadey
Ayaa lagaa horjoogsaday
Maamuuskaa maad helin
2x

Hadaan gacalo daadaha
Hadba kugu qabadhoo
Hada kugu celcelinoo
Hamigeedu kula hayeen
Isku kaa hibaynoo
Hiyigiinu sii kicin
2x

Hadii maal aduun maal aduun
Hanku kaaga raranyahay
Aan kaa haqabtiree
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Hooyo wacan inaad noqon
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Ma hubtaa dhankaaga
Hooyo wacan inaad noqon
2x

Exit mobile version