Qalbigu qalbiguu
Qalbigu aduu kula jiraa
Niyaduna kuu jeelantoo
Jidhkayga badhbaa tahee
Badhbaa tahee jacaylka jacaylka
Jacaylka ma isla qaadnaa
Jeer aan dugsiga saariyo
Jaamacadu ii idlaatoo
Uma jeedo sheekee
Jacaylka jacaylka
Jacaylka u kaadso huuno
2x

Filkeen waakuwaa jilaayoo
Jawiga isla qaadanaayee
Filkeen waakuwaa jilaayoo
Jawiga isla qaadanaayee
Jikaarka caashaqa ka daa
Ka daa caashaqa ka daa
Jawaabtaan adi ku siiyay
Jac iyo xumo ha u malaynin
Jawaabtaan adi ku siiyay
Jac iyo xumo ha u malaynin
Go,aanbaa go,aanba jira horeeyay
Go,aanbaa jiray horeeyay
2x

Jidka jidka guushaan rabaa
Macaan inaan kuu jiheeyo
Jidka jidka guushaan rabaa
Macaan inaan kuu jiheeyo
Jeelka aan ku dhaafiyee
Xabiibi xabiibi ha iga jeesan
Jeesan maantee
Xabiibi xabiibi ha iga jeesan maantee
Jiijiid kuma meel maroo
Jujuub caashaqu ka weyne
Jiijiid kuma meel maroo
Jujuub caashaqu ka weyne
Nasiibkuna waa jiraa
Tacliinta tacliinta
Tacliinta u jeedi maanka
Tacliinta tacliinta
Tacliinta u jeedi maanka
3x

Exit mobile version