VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqtigu - Lyrics

Walaashey wacaneey Taan waaxyaha Ruux iga midaa Waalidkey curadiisiyeey Waalidkey curadiisiyeey 2x Wakhtigu lama dhalan qofnee Wanaaji qalbigaaga Oo Waayaha adag iyo xiligaa Weynuhu ha kuu mowtiyoo Walbahaar aleh kuma tusoo Waraabin kuma cunee 2x Waligaa ii faraxsanoow Aduun waagii baryaba Hadaanan wajigaaga arag Waxbaa iga maqan walaal Walaashey walaashay qaaliyeey 2x
Queue is empty
-- / --