VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay ft ayaana - Lyrics

Kaalay

Kalsonida Hanka
Iyo Kashayda Ruux
Hantiyay Naftaa
Waa U Kaliyee

Qof I Kaafiyoo
Igashaday
Kalgacal Lama
Simo kufkeee

I Kalkaaliyaay
I Kabo Macaan

Kaalay II kaalay Oh Bbe
Kaalay Kaalay Kaalay
Kaalay Haaaa Kaalay
Kaalay Macane II Kaalay
Kaalay II Kaalay Kaalay

Koror Oo Cishqigu Kaalin
Qado Ayan Karti yelo Oo
Dananoo Kor Noqoy

Kaalay Macaane
Kaalay Kaalay

Kaalay Macaano
Macanow Kaalay

Kuwa Jecel Kurbada
Kaftankeenu Dhibo
Yaanay Karaaho Ku
Galin

Mar Hadeey Kaskood
Inoo Kari Sanyihiin
Kalmad Uma Qalmaan

Tii Kaafisaay
I Kool Kooliyoow
Tii Kaafisaay
Kaan Doortayoo

Tii Kaafisaay
Kaan Dortayoo
Tii Kaafisaay
Kii Deeqayoo

Kasmo Garasho Lihi
Kun Haween Kawacan
Qof Karaamo Lihiyo
Kii Deeqayooooooo

Kaalay Macaane
Kaalay Kaalay
Macanow Kaalay

Way I Kanee II Kaalay
Kaalay Kaalay Kaalay.

Queue is empty
-- / --